INFORMATION

Updated:
BundleID:
com.afartan_xadiith_nawaawi
Version:
1.0
Category:
Education
Required:
Android
Rating:
Publish:
2021-05-28
Price:
Free
Developer:

Afartan Xadiith An App SCREENSHOT

【图】Afartan Xadiith An-Nawaawi – Somali(截图1)【图】Afartan Xadiith An-Nawaawi – Somali(截图2)【图】Afartan Xadiith An-Nawaawi – Somali(截图3)

Afartan Xadiith An App DESCRIPTION

Afartan Xadiith Imaam An-Nawaawi af soomaali

– Gogol dhig
– Camalku waa Niyadda
– Tiirarka lslaamka
– Dhidibada lslaamka
– Abuurista Aadamiga
– Bidcada
– Kadheeraanshaha Shubhada
– Xurmada Muslimka
– Qofa laguma waajibiyo wax ka badan awooddiisa
– Wax la wada faray Nebiyada iyo Muslimiinta
– Dhawrsoonaanta
– Ha fara gelinin wax aadan shaqo ku lahayn
– Kalgacaylka
– Wax yaalaha dhiigga Muslimka Banneeya
– Anshaxa wanaagsan
– Carada
– Naxariista
– La Dhaqanka dadka
– Gargaarka Alla
– Xishoodka

– Qumanaanta
– Wax Jannada lagu galo
– Falka Khayrka
– Reebidda dulmiga
– Wardigu waa sadaqo
– Xilka saaran xubnaha bulshada
– Shakiga sidaad uga bixi lahayd
– Dardaaran
– Jidka Jannada loo maro
– Xuduudda Ilaahay
– Wax llaahay iyo dadkuba kugu jeclaadaan
– Ma bannaana adiyaddu
– Asaaska doodaha
– Reebidda Munkarka
– ls-xaq dhawridda Xubnaha bulshada
– Badbaadinta Bulshada
– Deeqsimada llaahay
– Qofka colaadiya Awliyada llaahay
– Xaaladaha qofka aan loo qabanayn dambiga uu falo
– Inaan la isku hilmaamin dunida
– Hawo raaca
– Khatarta shirkiga

SIMILAR to Afartan Xadiith An App

App kan waxad ka helaysa Gabayo iyo Maansooyin Qoral ah
Wuxuu Appkan ka koobanyahay 30 Abwaan oo iskugu jira abwaandi ugu caansana somalida kuwi hore iyo kuwi dhexe iyo kuwi danbe Gabayadodi iyo maansoyinkodi oo Qoral ah.App kani uma Baahana internet waxad ku isticmali karta bilaa internet (without internet) wakhti kasta oo aad u baahatid inaad akhristid Gabayada ku jira Appka
Fataawaa Afaan Oromoo Gaaffif Deebii Islaamaa
Gaaffif Deebii Islaamaa (Fataawaa) Mosaajin kun gaaffileefi deebii islaamaa 600 ol of keessatti kan hammateedha.
ifiyaha nolosha waa app loogu talo galey dhamaan dadka ku hadlo afsoomaaliga,
ifiyaha nolosha waa application dhiira gelin ah kaasoo xambaarsan macno aad u weyn kana kooban. baraarujin, jaceyl, tahniyadeyn, dhiira gelin, boorin, waano iyo ogeysiin,ifiyaha nolosha waxaa loogu talo galey qof weliboo hami iyo hiigsi leh rajadiisuna tahay in uu mar un nolosha heer ka gaadho,waxaan rajeynayaa in uu app-kani aad idiin anfici doono,
U ogolaaw 'Xikmado' in uu Noloshaada wax ka badalo.
Xikmado waa App ka kooban Sawiro, Qoraalo, Sheekooyin iyo Xasuusin ku salaynsan erayo murti iyo wax ku ool leh. Waxa uu leeyahay Dhiira-gelin maalinle ah oo aa kaa gacansiinaysa inaad horay usocoto, iskana ilowdo wixii hore ee tagay!.Xikmado App waxa uu kaa caawinayaa inaad:Horay usocotoHesho Dhiira-gelin maalinle ahGaraadkaaga kobcisoIsbaddel wanaagsan ku samayso NoloshaadaNoqoto qof Guulaystay.
*Hubaal 'Aqoon Guud' In aad Wax Badan Kafaa'idi Doontid*
Aqoon Guud waa App ka kooban 6 qeybood muhiim ah oo kala ah:--99ka magaca ee Allaah :- Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, magacyada Alle iyo fasiraadiisa, oo aad wax badan ka kororsan doontid Insha'alah.-Siiradii Nabiga Nnkh :- Qaybtaan waxaad ku baran doontaa Siiradii Rasuulka scw laga soo bilaabo markuu ku soo biiray dunida ilaa uu ka geeriyoodo oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.-Xikmadooyin :- Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, murtida iyo hadal wanaaga adigoo kaa dhigi doono hadalkaaga mid ku qotomo murti iyo waayo aragnimo ku salaysan oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.-Weydiimo iyo warcelin:- Qeybtaan waa qeyb kale oo ku baran doonto weydimo iyo warcelino kala duwan sida:- 1:Suaalooyin Diini.2:Taariikhda Soomaaliya iyo wadamada kale ee caalamka.3:Hal-xiraale.oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.-Xulasho:- Qaybtaan waa qeyb kale oo aad ku xulanayso Xikmadooyinka aad ka heshay:- -Xasuusin Maalinle Ah:- Qaytaan Waxaad ka heli doontaan, oraah kiciso dareenkaada, maankaana ka shaqeysiiso, ku galiso himilo, kuu sahasho wadada guusha.
App maalinle kuu xasuusinaya kuguna dhiiri galinaya hadal qabadyo aad u macaan
Waa barnaamij aad iyo aad u xiiso badan wuxuu ka kooban yahay hadalo dhiiri galin iyo hadal qabadyo macaan , barnaamijka wuxuu uu kaga duwan yahay ku weenii hore , maalinle ayuu ku xasuusin hadal aad ku dhiiratid aanna rajaynayno in uu noloshadaada wax ku taro maalintaas si wacan aad u bilaabatid , fadlan gaarsii asxaabta Mahadsanid.
Murtida Abwaanku waa qormo kooban oo dhaxal reebi doonta suugaanta soomaalida.
Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo. Anaguna, arrimahaa is biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka mid ah suugaantaasi.Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu way badan tahay, mana ku soo koobmi karto hal dhigane iyo laba toona, se waxaan rajaynaynaa in ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa’iidaysan karo qormadana waxaa ka mid ah: - In sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah, ee qaar qoran iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu dhex addeegsan karo.- In dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, goor kasta. - In lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, Iwm“Murtidan qaarkood..
Barnoota Fiqihii Afaan Oromootin Qophaaye
Moosaajin kun Barnota Kitaaba 'Fiqih Al Muyassar' jedhamu kan bifa sagaleetin qophaaye kutaa 66 of keessaa qaba. Qopheessaan Ustaaz Abdurrahmaan Huseen
Afartan Xadiith Imaam An-Nawaawi af soomaali
Afartan Xadiith Imaam An-Nawaawi af soomaali- Gogol dhig- Camalku waa Niyadda- Tiirarka lslaamka- Dhidibada lslaamka- Abuurista Aadamiga- Bidcada- Kadheeraanshaha Shubhada- Xurmada Muslimka- Qofa laguma waajibiyo wax ka badan awooddiisa- Wax la wada faray Nebiyada iyo Muslimiinta- Dhawrsoonaanta- Ha fara gelinin wax aadan shaqo ku lahayn- Kalgacaylka- Wax yaalaha dhiigga Muslimka Banneeya- Anshaxa wanaagsan- Carada- Naxariista- La Dhaqanka dadka- Gargaarka Alla- Xishoodka- Qumanaanta- Wax Jannada lagu galo- Falka Khayrka- Reebidda dulmiga- Wardigu waa sadaqo- Xilka saaran xubnaha bulshada- Shakiga sidaad uga bixi lahayd- Dardaaran- Jidka Jannada loo maro- Xuduudda Ilaahay- Wax llaahay iyo dadkuba kugu jeclaadaan- Ma bannaana adiyaddu- Asaaska doodaha- Reebidda Munkarka- ls-xaq dhawridda Xubnaha bulshada- Badbaadinta Bulshada- Deeqsimada llaahay- Qofka colaadiya Awliyada llaahay- Xaaladaha qofka aan loo qabanayn dambiga uu falo- Inaan la isku hilmaamin dunida- Hawo raaca- Khatarta shirkiga
Nashiidaalee Ustaaz Raayyaa Abbaa Maccaa
Mata duree Nashiidaawwan moosaajii kana keessatti qophaa'anii♪ Karaan Keetu Caala♪ Islaamummaan Ifa Baanan♪ Amanne Yaa Rabbi♪ Nuu Kenni Istiqaamaa♪ Saahibul Risaalaa♪ Gammachuu Biyya Lamaanii♪ Arganne Ergamaa Caalaa♪ Rabbii Shariikaa Hin Qabne♪ Isaanirra Haa Jiraatuu♪ Mootii Duniyaa Diinii♪ Sitti Baqanne Yaa Rabbi♪ Tika Keetiin Har'a Geenye♪ Nuuf Ergite Rahmataanii♪ Nu ijaarii, Nu gargaari
Arkaana ykn Utubaalee iimaanaa jahan
Iimaanaa dabalachuuf ni carraaqna. Garuu ma’anaa (hiika) isaa ni beeknaa? Dhugumatti, iimaanaa jechuun maal jechuudhaa? Iimaanni qalbii qofa irratti daangeeffamuu danda’aa? Namni hiika iimaanaa madda sirrii irraa yoo beeke fi hojii irra oolche, jireenya gammachuu fi mi’aawa jiraata. Sababni isaas, namni mi’aa iimaanaa argate, jireenya tasgabboofte jiraataa. Mi’aa iimaanaa dhandhamuuf hiika isaa beeku fi hojii irra oolchuf tattaafachuu qabnaa miti ree?Maarree kanuma sababeeffachuun moosaajii bilbila harkaa Utubaalee ykn Arkaana iimaanaa jahan (6) bal'inaan ibsu isiniif dhiheessinee jirra. Rabbiin warra irraa baratee wal barsiisuu isin haa taasisuu.
Naamusoota Islaamaa ijoo fi jajjaboo
App'n kun namusoota islaamaa ijoo fi jajjaboo tahan of keessaa qaba. bifa salphaafi ammayyaawaa taheen isiniif qophaayee jira. kanaafuu; Namni hundi naamusoota kana barattanii akka itti dalagdan, akka wal barsiiftan isin yaadachiisna.- Naamusa salaamtaa- Naamusa teessumaa- Naamusa kadhaa Rabbii- Naamusa nyaataaf dhugaatii- Naamusa hirriibaa- Naamusa karaa deemsaaNabiin (s.a.w) akkana jedhan "Jannata hin seentan hangaamantanitti, hin amanne hanga wal jaalattanitti, Mee waan yoo isahojjattan wal jaalattan isinii himuu? Salaamtaa heddummessaa jidduutessanitti" Muslimtu galmeesse.
Seenaa Anbiyootaa Hunda
Moosaajin kun Seenaa Anbiyoota 25 bifa Sagaleetin of keessatti kan qabateedha. Qopheessaan Seenaa Anbiyootaa Ustaaz Muusaa Huseen
Ali Jaber Full Quran MP3
This is a Free Application to bring you Complete Holy Quran by Sheik Ali Jaber. The app is easy to use and comes in high quality with the best Islamic wallpapers, supplications, Qibla direction, and many Islamic radios. enjoy it.━━━━━━━━━━━ هذا تطبيق مجاني يقدم لك القرآن الكريم كاملا من قبل صوت الشيخ علي جابر. التطبيق سهل للاستخدام وبجودة عالية مع أفضل خلفيات الإسلامية ، والأدعية ، واتجاه القبلة ، والعديد من الراديو الإسلامية. استمتع بها
Barumsa Soomanaa fi Zakaa
kun Application waa'ee Ramadaanaa, Soomaa fi Zakaa bal'inaan ibsuudha. Akkasuma barnoota I'itikaafaa (Teessuma masgiidaa), Seera zakaa fixrii, Seera Barnoota iidaa fi kkfof keessatti hammatee jira. Rabbii nu gargaaree hojii tana nu xumursiisee galanni guddaan isaaf haa galu. Isiniis gad buufadhaa irraa faayyadamaa Hiriyoota keessaniifis raabsaa. Keyrii duniyaa Aakiraa walitti qabadhaa.
Barnoota Kitaaba Saarim Al Battaar Afaan Oromootin
Moosaajin kun Kitaaba 'Saarim Al Battaar' jedhamu kan Afaan Oromootti bifa sagaleetin qophaaye Darsii 39 of keessaa qaba. Qopheessaan Ustaaz Abdurrahmaan Huseen
Nashiidaalee Ustaaz Raayyaa Abbaa Maccaa 1-20
Manzuumaa/Nashiidaa Ustaaz Raayyaa Abbaa Maccaa qulqullina ol'aanaa qaban moosaajii kana keessaa argachuun ni danda'ama. Kan nama gammachiisu eega yeroo tokko Appii kana download gootanii, dhaggeeffachuuf qunnamtii interniitaa hin barbaadu (Offline) irratti guutuu isaa dhageeffachuun ni danda'ama.Mata duree Nashiidaawwan moosaajii kana keessatti qophaa'nii.♪ Arjooma Keetiinii♪ Haqiiqaa Islaamaa♪ AhmadNuuril Hudaa♪ Maqaan Kee ol taanaanii♪ Nu Badhaafte Diinii♪ Rabbi Sa'alNaaka♪ Laa Shariika Lahuu♪ Keyru Kalqillaahi♪ Nutti Araarami Yaa Mootii♪ Salli wasallim Alaa Nabiyyi♪ innal Hamdalillaahi♪ Filatamaa Taanee♪ Ashrafal Mursaliinaa♪ Manba'i Rahmatii♪ Saahibil Aayaatii♪ Astagfurullaahil AziimNashiidaa Ustaaz Raayyaa walitti qabuufi bifa kanaan qopheessuf ji'a jahaa ol nu fudhateera. Alhamdulillaah dhuma irratti milkaa'ee ummataan gahuu dandeenyee jirra. Nashiidaa Ustaaz Raayyaa bakka 3tti qoodnee dhiheessine.1. Nashiidaa ture (old) jalatti ramadne kuni Vol. 1 hanga 20 of keessatti kan qabateedha. Garuu ammaaf hanqina muraasa ni qabaa fedha Rabbiitin gara fuul-duratti itti guunna.2. Nashiidaa haaraya (New) jalatti ramadne kuni immoo Vol. 21 hanga 33 of keessatti kan qabateedha.3. Nashiidaa Ustaaz Raayyaa kan Afaan Amaariffaa Vol. 1 hanga 6 of keessatti kan qabateedha.

Afartan Xadiith An App DOWNLOAD

Free DownloadGoogle PlayOfficial Website

App REVIEWS

Abdiaziz

M.a

Hanna

MashaAllah great thanks

Guest

شكرا

Subhanal..

Mashaa Allah Jazakumu Allah khayran😍💞

Suldan

Good

Shaacuur

Good.

ugbaad

Good app🥰🥰🥰

Cabdi

Mansha allah ad iyo ad Bono anfaca wll xaga lahjada oso adala

Cabdulla..

Masha allah illahey ha idin abaal mariyo

Salman

Masha allah this app very very good👍

Ahmed

Masha Allah

DR

Maa shaa allaah

Abdale

Ccasiisxasan

Abdulahi

Maanshalaah illahy ha idin xifdiyo

Anisa

Mashallah

Samsam

Masha Allah 😊 Alle ha idinka abaal mariyo wll

GUULEED

ما شاء اللة

hussein

Masha allah this app is very good

khadarin..

Mashallah its very good Wuu ku anfacaa wll Degzo❤❤❤

maxamed

waa fiican tihiin ee horey u socda